Skip to form

Translate

Xog-ururinta Caddaaladda Deegaanka

Noo sheeg waxaad mudnaanta siinayso ee Caddaaladda Deegaanka.

1. Waa kuwee saddexda arrimood ee aad isleedahay waa kuwa ugu muhiimsan inay Magaalada wax ka qabato si loo xaqiijiyo in xaafadaha oo dhami ay helaan xaalado nololeed iyo deegaan caafimaad qaba? [Fadlan ka dooro wax aan ka badnayn saddex]

2. Ma jiraan xaalado saamaynaya bulshadaada oo ku adkaynaya dadka degaaanka ah inay helaan caafimaad iyo xaalado nololeed oo wanaagsan? [Dooro xulashooyin badan hadba intaad doonto]

Aan wax kaa barano adiga.

4. Jinsiyadee/qowmiyadee ayaa si fiican kuu tilmaamaysa? Dooro dhammaan kuwa adiga ku khuseeya.

5. Waa maxay heerkaaga waxbarasho? Dooro dhammaan inta adiga ku khuseeysa.

6. Immisa qof ayaa ku nool gurigaaga?

7. Wadar ahaan immisa lacag ah ayey wada heleen dhammaan xubnaha qoyskaagu sannadkii 2019?

8. Qoyskaaga ma ku jiraan dadka soo socda midkood

9. Xog-ururintan ma ahayd mid si sahlan loo fahmay?

10. Miyay sahlanayd in la buuxiyo foomka xog-ururintan?

Waad ku mahadsan tahay ka qaybgalka tallaabada ugu horreysa ee xagga cusbooneysiinta siyaasadaha Caddaaladda Deegaanka ee Qorshaha Guud! Sannadka soo socda, shaqaalaha Magaalada waxay si toos ah xubnaha bulshada uga ururin doonaan aqoon/macluumaad ku saabsan arrimaha deegaanka. Macluumaadka la ururiyey waa la falanqeyn doonaa waxaana lagu horumarin doonaa yoolalka, siyaasadaha, iyo ujeedooyinka cadaaladda deegaanka. Marka la diyaariyo, macluumaadka cadaaladda deegaanka ayaa lagu dari doonaa Qorshaha Guud ee Magaalada San Diego. Talaabada ugu dambeysa ee howsha waxaa ku jiri doona in loo bandhigo Golaha Magaalada si ay u kobciyaan. Haddii aad jeclaan lahayd inaad hesho ogeysiisyo ku saabsan sida mashruucu u socdo, oo ay ku jiraan natiijooyinka xog-ururinta, fadlan na sii cinwaanka iimaylkaaga iyo/ama lambarka taleefankaaga (farriin qoraal ah oo keliya ayaa loo isticmaali doonaa).